Fadlan wax yar sug ...
Taysiir Online
Hoyga Barashada Culuumta Casriga ah
Taysiir Online! Waxaad ka helaysaa Koorsooyin online
Oo Kala Duwan sida tech , Diini iwm!

M

A

R

X

H
S
N
33+ Students
Courses & Bootcamps
All Courses on Taysiir Online
Full Stack Bootcamp Information
Warbixin ku saabsan Koorsada Full Stack Web Development
Koorsada Full Stack Web Development waa barnaamij waxbarasho dhammaystiran oo diiradda saaraya barashada dhammaan agabyada iyo teknoolajiyada loo baahan yahay si loo noqdo horumariye web oo xirfad leh. Koorsadan waxaa lagu dhigan doonaa agabyada hoos ku xusan, iyadoo si faahfaahsan loo sharaxayo mid walba.
Koorsadan waxaa lagu bixinayaa luuqadda Soomaaliga, si ardaygu u fahmo si fudud. Koorsadan waxaa loogu talagalay qof walba, ha ahaado bilow cusub ama qof aqoon dhexe u leh horumarinta webka. Ardayga waxaa diiradda la saari doonaa teknoolajiyada MERN Stack (MongoDB, Express.js, React, Node.js), iyadoo sidoo kale lagu darayo waxyaabo badan oo dheeri ah oo muhiim ah.
Qiimaha bootcamp-kan waa mid aad u jaban oo loogu talogalay in lagu taageero ardayda doonaysa inay bartaan xirfadda Full Stack Web Development koorsadan waa 15$ bishii oo keliya.
Waa fursad dahabi ah oo aad kaga qaybqaadan karto barnaamijyo horumarinaya xirfaddaada shaqo iyo mustaqbalkaaga.
Koorsadan waxay ku dhammaan doontaa ardaygu isagoo awood u leh inuu dhiso barnaamijyo web ah, kuwa mobil ah, iyo mashruucyo ku saleysan AI. Waa koorso dhammaystiran oo horumarineysa xirfaddaada. Waa Hadii aad diyaar u tahay inaad noqoto Full Stack Web Developer oo xirfad leh!
Arimaha Muhiimka ka dhigaya Kooraskan
- 01. Luqadda Soomaaliga: Waxaad wax ku baranaysaa afkaaga hooyo si aad u fahamto si fudud oo waafi ah.
- 02. Fursad u Furan Dhammaan Heerarka: Bilowyaasha iyo kuwa aqoonta dhexe leh way ka faa’iideysan karaan koorsadan.
- 03. MERN Stack: Waxaad si gaar ah u baran doontaa teknoolajiyada muhiimka ah ee ganacsiga casriga ah.
04. Habka Week-by-Week: Waxaa la rajeynayaa inaad si joogto ah uga soo baxdo casharada iyo shaqooyinka toddobaadlaha ah.
Frequently Asked Questions
Halkan waxaad ka Helaysaa jawaabaha su’aalaha inta badan la isweydiiyo ee ku saabsan
Bootcamp-ka Full Stack Web Development.
Koorsadu ma ku habboon tahay qof bilow ah??
Haa, koorsadan waxaa loogu talogalay qof kasta—ha noqdo bilow cusub ama qof aqoon dhexe u leh horumarinta webka. Waxay ku habboon tahay dhammaan heerarka ardayda.
Koorsadu muddada intee le’eg ayey soconaysaa?
Koorsadu waxay soconaysaa muddo 2 sano ah, iyadoo casharada loo qaybiyay habka week-by-week si loo siiyo ardayda wakhti ku filan oo ay si qoto dheer ugu bartaan mowduucyada.
Maxay tahay luuqadda waxbarashada ee loo isticmaalayo?
Koorsada waxaa lagu dhigayaa luuqadda Soomaaliga, taasoo ka dhigaysa mid qof walba si fudud u fahmi karo.
Waa maxay qiimaha Bootcamp-kan?
Qiimaha Bootcamp-kan waa 15$ bishii oo keliya. Waa qiime aad u jaban oo loogu talogalay in lagu daboolo adeegyada muhiimka ah sida Horumarinta shabakada online-ka ah iyo kaydinta casharada.
Maxay yihiin teknoolajiyada ugu muhiimsan ee lagu baranayo ?
Teknoolajiyada muhiimka ah waxaa ka mid ah: HTML, CSS, JavaScript, iyo TypeScript. MERN Stack (MongoDB, Express.js, React, Node.js). Next.js, mashruucyada AI, iyo barnaamijyada mobilka.
Qaabkee loo dhigtaa casharada?
Casharada waxaa loo qaybinayaa habka week-by-week, iyadoo ardayga laga filayo inuu maareeyo wakhtigiisa si uu uga soo baxo casharada iyo shaqooyinka toddobaadlaha ah.
Waa Imisa Qiimaha Bootcamp-kani ?
Qiimaha Bootcamp-kan waa 15$ bishii oo keliya. Waa qiime aad u jaban oo loogu talogalay in lagu daboolo adeegyada muhiimka ah sida Horumarinta shabakada online-ka ah iyo kaydinta casharada.

Mashalaah Sahbakada Waa Shabakada Runtii Wax Lorem ipsum dolor sit, amet consectetur adipisicing elit. Temporibus accusamus ex et tenetur, commodi quidem ratione corrupti. Labore, sint est doloribus animi vitae repellat omnis pariatur adipisci aliquid, minus porro. Vitae impedit fugiat harum? Veritatis iste praesentium quae dolore odit hic pariatur minus, nobis magnam, sunt ut expedita iure culpa ipsam animi optio rem sapiente ducimus! Omnis cumque dolores voluptatibus?
Student Reviews & Ratings
What Our Students Say About Us
The best 👌 runtii si hagar la'aan ah oo aan isbedel weyn ka dareenay isla markaana cid kasta loogu dhigyo sidii ugu fiicnayd ee u wax u fahmi karo mansh allah tabarakallah

Mohamed Abdirahman
Full Stack course Student
Waa qaab horumarsan, oo aragtidayda ahaan ah mid casriyaysan . Waxa kaliya u baahan tahay in 3 biloodba mar la update gareeyo, marka hadda la dhameeyo.

Raashid hassan
Full Stack course Student
Good

Sakariye Abdirisaq
Full Stack course Student
Si aad u qiimo badan oo hagar la'aan ah, mahadsanid Eng.Jumhuur

Hamse Ahmed
Full Stack course Student
Aragtidaydu waxa weeye dhinaca fahanku aad buu u wanaagsanyay macalinkuna waa cod kar MaanshaAllah. Ustaadkuna aad ayuu u mahadsanyay sida fiican ee uu course-ka noogu dhiagayo thanks❤️🥰

Xamse kaafi
Full Stack course Student
Wax kasta si fiican ayey u socdaan, waxaana rajeynayaa inuu sii socdo si loo gaadho guulo badan mustaqbalka.

Shukri habib saed
Full Stack course Student
Qaabka aanu wax u dhiganaa qaab fiican oo Tayaysan runtii aadna waan ugu faa'idnay .

Najaax
Full Stack course Student
Qaabkan aynu wax u baranaynaa waa qaab aad u toolmoon oo fiican, Kaas oo inagu dhiirigelinaya in aynu dhisno aqoonteena xirfadeed,Fahan fiican oo ballaadhanna ka siinaysa cidda rabta inay barato.Waana mid la qaabeeyay oo Tayadiisuna sarayso.

Hassan
Full Stack course Student
Nasriin Fahmi